Duqa Muqdisho oo Magaalada Ankara kula kulmay Mr. Hayretin Gungo & Madax kale (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Ankara ee Caasimadda Dalka Turkiga, ayaa kulamo la qaatay Xoghayaha guud ee dawladaha Hoose ee Turkiga iyo masuuliyiin kale. Mudane Yarisow oo weheliyo Guddoomiye ku xigeenka Marwo Basma Caamir Ahmed, safiirka Soomaaliya u … Continue reading Duqa Muqdisho oo Magaalada Ankara kula kulmay Mr. Hayretin Gungo & Madax kale (Daawo Sawirro)